速報APP / 娛樂 / Use 24 (E-Learning App)

Use 24 (E-Learning App)

價格:免費

更新日期:2019-05-25

檔案大小:3.5M

目前版本:1.1

版本需求:Android 4.0 以上版本

官方網站:http://www.dhismogroup.com

Email:Dhismogroup@gmail.com

Use 24 (E-Learning App)(圖1)-速報App

App-kaan Wuxuu la mataan yahay websiteka www.use24.org waxaana ka heli kartaa Dhamaan Cashirada iyo

koorsoyinka websiteka ku jira ayagoo muuqaal ah

Koorsooyinka ku jiro Appka waxaa ka mid ah:

ISLAMIC STUDY:

Koorsadan islamic study waxaad ku baran doontaa Xifdinta qur'aanka ,Tafsiirul-quraan , axkaamta, fiqiga

bilow ilaa dhamaad. Hadii aad dhameesato Koorsadaan waxaad awood u yeelan doontaa in aad Quraanka

Tafsiirin karto, Xifdintiisa, axkaamtiisa, fiqiga Inshalah,

Use 24 (E-Learning App)(圖2)-速報App

HEALTH COURSE:

Koorsadaan Barashada caafimaaka af soomaalie waa koorsadii ugu Balaarneed ee ebad Af-Soomaali lagu

sameeyo. Cashirada Dhaamtooda waa Muuqaalo ama videos oo 100% Practical ah Si fududna oo step by step

ah loo sharxayo.

Markaa koorsadaan dhameesana Imtixaan Practical ah ayaa lagaa qaadi doonaa aduu Allah ka raali naqto

Kadibna SHAHAADO ayaa lagu siin doonaa insha allah.

BUSINESS STRATEGY COURSE

Use 24 (E-Learning App)(圖3)-速報App

Koorsadan business strategy course waxaad ku baran doontaa Barashada ganacsiga,

Barashada beach tree, barashada Quick book , Iyo dhamaan wixii ganacsi hoos yimaada Cashirada

Dhaamtooda waa Muuqaalo ama videos oo 100% Practical ah Si fududna oo step by step ah loo sharxayo.

LATEST TECHNOLOGY COURSE:

Barashada Web Development One on One waa koorso aad ku baran doonto sida loo dhiso Website qurux badan

adigoo isticmaalayo HTML5, CSS3 ,Javascript, Jquery, Bootstrap, PHP Database iyo Wixii Soo raaca.

Dhaamaan Cashirada Waa Project Based Taas oo micnaheeda tahay in aan si wada jir ah isula dhisi doono

Use 24 (E-Learning App)(圖4)-速報App

websiteyo yar yar oo aan ugu talo galay in aan waxaad baraneyso aad si sahlan ugu apply gareeso.

IYO KOORSOYIN KALE OO FARO BADAN

Use 24 (E-Learning App)(圖5)-速報App